Tiktok:
instagram:
youtube:
  • 165723
    Clasificación global
  • 268
    Clasificación de país / región
  • 375.27K
    Seguidores
  • 138
    Videos
  • 5.09M
    Gustos
  • Nuevos vídeos
    18
  • Nuevos seguidores
    32.95K
  • Nuevas vistas
    8.96M
  • Me gusta nuevos
    737.47K
  • Reseñas nuevas
    25.91K
  • Compartir nuevo
    24.74K

Marwan Yare  Tendencia de datos (30 dias)

Marwan Yare Análisis estadístico (30 dias)

Marwan Yare Videos calientes

Xasillooni ka shaqaynta way ka hawl adagtahay xasarad abuurka, Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Bilo ka hor markii aan imid magaalada Hargeysa, waxaa la kulmay soo dhaweyn, farxad, laab furan, iyo bandhig faneedkeyga oo ay garabkeyga ahaayeen dhammaan fanaaniinta iyo shacabka reer Somaliland. Taasoo ah wanaag aan marnaba ilaawi doonin. Isbuuc ka hor markii aan imid magaalada Muqdisho, oo ah magaalada aan ku dhashay oo igu dambeysay tobaneeyo sano ka hor, soo dhaweynta kadib waxaan kala kulmay waxyaabo aan ku tilmaami karo khibrad nololeed ii korortay. Waxaan helay casharo (koorso) degdeg ah oo aan ku kala fahmay ‘dhimbilaha dambasta ku hoos duugan.’ Baaqashada Showga/Bandhiga Baaqashada Bandhigeeni Mogdisho siday dad badan u arkeen aniga iigama dhigno guuldaro, sababtoo ah ma rabo inaan diirada saaro xumaanta. Sidaan ognahay xaalada nabadgelyo ee maanta ee magaalada Muqdisho waa natiijada dadaal sanado badan ay bixiyeen madaxda iyo mas’uuliyiin. Bandhigaasna wuxuu u baaqday amarka madaxda, iyadoo la tixgelinayo xaaladda amni, maadaama showga loo arkay mid xaalad keeni kara. Anigana, waxaan u tanaasulay nabadgelyada shacabka, oo mudan in ay ka hormarto wax walba iyo mas’uuliyad gaara oo insaarneyd. Ugu dambeyntii, Habboon Nuura maanta ayay ayadoo faraxsan oo boqran dib ugu laabatay magaalada Hargeysa. Waxaan aad ugu faraxsanahay uguna mahadcelinayaa dhammaan shacabka reer Somaliland ee soo dhawaynta ballaaran ey u sameeyeen boqoradda. Anigana, Insha Allah, waan idin imaan doonaa markaan soo dhameysto hawsha qabyada ee Muqdisho iga taalo. HELLO MOGADISHO.
2.89M
143.68K
4.97%
1.42K
13.47K
11.59K
Nafta ku ogolaatay@HABOON ❤️#marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.69M
132.56K
7.86%
4.64K
3.72K
3.75K
My family ❤️#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.65M
60.03K
3.64%
808
2.82K
1.21K
Dunida Qosol oo farax🫡❤️#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.39M
102.99K
7.43%
911
1.89K
1.83K
Abti isoo celi😂@Ismail aarka official @Biillboard @keyow4real #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.22M
75.36K
6.18%
547
4.47K
3.82K
Dhambalada soo diro dhagaha un igala soco🩸🫶🏽@HABOON #teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.19M
72.72K
6.11%
1.16K
1.23K
1.53K
Sanadkaan 2025 maxaaa kuugula yaabadnaa @YONEZ CROWN 📸#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
1.08M
45.37K
4.19%
648
1.52K
808
Muqdisho waa inoo martida dabadeed gulaysta ❤️#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
979K
45.98K
4.7%
580
4.52K
2.1K
Shacabkayga Reer Muqdisho - Waa Inoo Ciidda Insha Allah. Goobta Iyo wixii faahfaahin dheeraada dib ayaan idinkala soo socodsiiinayaa.#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
715.23K
47.59K
6.65%
1.35K
2.68K
1.76K
❤️🫡#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
670.38K
56.87K
8.48%
852
914
566
Heeska Masoo baxday reer iskaabulo😂@🅰️YAAN_WADDANI🇸🇴💎🦋 #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
641.42K
54.23K
8.45%
969
1.3K
1000
Muuq wanaag muqdisho waa inoo habeenkaas❤️🫡#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
638.94K
18.42K
2.88%
225
922
241
Libuu dhalay wada jirkeenu 🫡@Biillboard @Ismail aarka official @keyow4real @Mahamed maame @Ali zaki #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
637.53K
60.14K
9.43%
1.81K
1.75K
2.43K
Jawi noocee ah ayaad ku jirtaa hada🫂❤️#teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
629.86K
49.39K
7.84%
503
1.11K
886
Walalnimo buuxda weeye blood brothers🩸@keyow4real @Biillboard @Ismail aarka official
594.74K
42.09K
7.08%
2.42K
1.72K
1.84K
Home sweet home❤️🫡@Biillboard #teammarwaanyare #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
571.46K
50.48K
8.83%
504
984
1.09K
Markasta Xamarey, Maqaam Samidaa Murti ayaa tiraahdo “Caqabadaha qaar waxay kuu sahlaan helida furaha awood kugu qarsooneyd.” Fanku waa iskukeen bulsho. Wuxuuna xambaarsan yahay suugaan iyo murti, mana ahan mid lagu abuuro muran. Guushu iima ahan oo keliya in xaflad la qabto, ee waa farxadda iyo jacaylka laga kasbado Soomaali guud ahaan meel kasta ay dagto/joogto. Taasina waa wax aan ku dadaalo, ugana daydo fanaaniinta Soomaaliyeed ee ixtiraamka iyo soo dhawaynta ka hela meel walboo ay tagaan. Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelinayaa marka hore Illaah(sw) marka xigtaa dhamaan fanaaniintii isoo garab istaagay, mas’uuliyiintii iyo maamulkii isku dubaridey. Dhalinyarada saameynta ku leh Baraha Bulsha oo taageeray iyo shacabkii quruxda badnaa ee soo buuxdhaafshey Showgeygii Ciidda. Waxayna noqon doontaa mid aan ilaaweyn. Taageerayaasheyda oo habeenkaas eyna u suurtoobin Inay Show-ga yimaadana waxaan leeyahay waan isla joognaa Insha Allah. Mahadsanidiin, Marwaan Yare.
564.82K
47.51K
8.41%
1.96K
2.47K
1.83K
Heestaa an heesahayga ugu jeclahay🫡#onlymarwaanyare #marwaanyare #teammarwaanyare #foryou
564.64K
42.39K
7.51%
649
2.11K
2.5K
Maxaa sameeysay @Biillboard 📸🫡@Ismail aarka official #marwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
559.52K
48.21K
8.62%
980
1.61K
2.49K
#ANFAC_CADALAD_BAY_RABTAA🫵😡SORRY ABAAYO ADIGA CAANKA AH IYO MIDKAANAN AHAYNBA CAAN GARAB ISTAAG UKAC WALSHA ANFAC PLEASE#marwaanyare #teammarwaanyare #onlymarwaanyare #foryou
529.27K
51.86K
9.8%
207
1.04K
493
Únase a nuestro grupo de Facebook TikTok Inspiration
¡Compartiremos los últimos videos creativos y podrá discutir cualquier pregunta que tenga con todos!
TiktokSpy from IXSPY
Herramientas digitales para influencers, agencias, anunciantes y marcas.
Compañía de terceros independiente, no el sitio web oficial de TikTok.
Copyright@2021 ixspy.com. All Rights Reserved